HomeWararkaMujaahid Cabdi Ismaaciil oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Ganacsade Cabdi...

Mujaahid Cabdi Ismaaciil oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar

Home  Latest 
    

Mujaahid Cabdi Ismaaciil Maxamuud oo ka mid ahaa dhalinyaradii UFO ee taliskii Siyaad Bare dilka ku xukumay, ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Sidoo kale, mujaahid Cabdi Ismaaciil ayaa dhaliilo u jeediyay Maamulaha Shirkada Daabacaada ee Sagal Jet Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments