HomeWararkaMid Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley oo Isku Soo Sharaxay Golaha Wakiilada...

Mid Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley oo Isku Soo Sharaxay Golaha Wakiilada Somaliland

Xildhibaan Iid Xasan
    

Hargeisa Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Gabiley ayaa waxaa uu shaaciyay in uu u sharaxanyahay doorashada golaha Wakiilada Somaliland.

Xildhibaan Iid ayaa sidoo kale sheegay in uu ka sharaxan yahay gobolka Maroodi Jeex.

Sidoo kale, waxaa uu xildhibaan Iid Xasan fariin u diray bulshaweynta ku dhaqan caasimada Somaliland ee Hargeysa, isagoona u soo jeediyay in ay marlabaad doortaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments