Masuuliyiin katirsan xisbiga wadani o uu horkacayo siyaasi xamse khayre ayaa  manta booqday laba ceel biyood oo ku yaala gobolka gabiley oo jabay iyo dad iyo xoolo wixii ka cabi jiray oo ay biyo la,aani soo food saartay/

Sidoo kale masuuliyiintan ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg u hagaajiso ceel biyoodyada xumaaday

HALKNA KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *