HomeWararkaMadaxweyne Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu Wax Ka Qabto Cabashadda Xamaaliinta Berbera

Madaxweyne Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu Wax Ka Qabto Cabashadda Xamaaliinta Berbera

    

Xubno isugu jiray madax dhaqameed iyo odayaal ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu wax ka qabto cabasho ka soo yeedhay ganacsatadda loo yaqaano Geelleyaasha ee dekadda Berbera.

Kadib markii sida ay sheegeen ay cabasho ka soo gaadhay xamaaliinta dekadda Berbera oo ka cabanaya shirkadda DP World ee maamusha dekadda Berbera.

Waxaanay fariintaasi ay u direen madaxweyne Biixi in cida keliya ee arrintaasi wax ka qaban kartaa ay tahay isaga, maadaama oo uu yahay masuulka ugu sareeya qaranka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments