Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa maanta magaaladda Berbera ka daah-furay mashruuca sahaminta macdanta.

Mashruucaasi sahaminta ayaa laga fulin doonaa deegaamo ka tirsan gobolka Saaxil, sida Hindisa, Laaso-dacawo, iyo meello kale.

Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland waxaa daah-furka mashruucaasi ku wehelinayay maamulka gobolka Saaxil iyo ka degmadda Berbera.

 

DAAWO: Wasiirka Oo Mashruucaasi Faahfaahin Ka Bixinaya:

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *