Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa sheegay qaab cusub oo ay ubadaleen barnaamijkii magaalada lagaga ururinayay dhagxaanta iyo garanwaanga kaasi oo hada wixii ka danbeeyay xaafadaha magaalada uga socon doona si maalinle ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *