HomeWararkaMaayarka Magaalada Gabiley Oo Kala Diray Shaqaalaha Ka Shaqaynaya Diwaangalinta Hantida Maguurtada...

Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kala Diray Shaqaalaha Ka Shaqaynaya Diwaangalinta Hantida Maguurtada Ah

Gabiley(Haldoornews)-Dawlada hoose ee gabiley ayaa maanta sirasmi ah ubilowday diwaangalinta hantida maguurtada ah ee guryaha iyo dhulka banana,

Maayarka magaalada gabiley oo saaka kala diray shaqaalaha ka shaqayn doono diwaangalinta hantida ma Guurtada ah ayaa la dardaarmay shaqaalaha ka hawl gali doono isagoo farina udiray shacabka iyo masuuliyiinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments