HomeWararkaMaareeyaha Haayada Duulista Jsl Oo Ka Hadlay Go,aanka Fly Dubai Ku Joojisay...

Maareeyaha Haayada Duulista Jsl Oo Ka Hadlay Go,aanka Fly Dubai Ku Joojisay Duulimaadyadii Ay Ku Iman Jirtay Hargaysa.

Maareeyaha haayada duulista iyo madaarada Somaliland cumar sayid ayaa ka hadlay go,aan shirkada fly dubai ku joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland oo uu sheegay in ay iyadu go,aansatay islamarkaana aan jirin wax culus ah oo xukuumadu dul dhigtay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments