Badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan xaaji Diiriye, ayaa maanta kormeeray ciidamadda u diyaar garoobaya xuska 18-ka May ee gobolkaasi.
Kormeerkaasi waxaa badhasaabka ku wehelinayay maayarka Laascaanood, iyo xubno ka mida golaha deegaanka.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *