HomeWararkaLabada gabdhood oo Soomaali ah kusoo baxay doorashadii Golaha Sharci-dejirnta ee gobolka...

Labada gabdhood oo Soomaali ah kusoo baxay doorashadii Golaha Sharci-dejirnta ee gobolka Maine

Washington — Gobolka Maine waxaa Aqalka Sharcidejinta kusoo baxay laba gabdhood oo Soomaali ah, kuwaas oo kala ah Deeqa Dhalac iyo Maana Cabdi, kuwaas oo kusoo baxay doorashooyinkiii ka dhacay magaalooyinka Portland iyo Lewiston.

Wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed ayaa Maana Cabdi ka wareysay waxa ka dhigan tahay guushii ay gaartay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments