HomeWararkaLaascaanood: Haayadda ALHUDDA Oo Raashin U Qabisay Qoysas Danyar Ah

Laascaanood: Haayadda ALHUDDA Oo Raashin U Qabisay Qoysas Danyar Ah

: Haayadda khayriga ah ee ALHUDDA ayaa maanta saddex boqol oo qoys oo dan yar ah oo ku nool magaaladda Laascaanood u qaybisay raashinka la quuto oo dhamaystiran oo qaybo kala duwan ah.
Wareejinta caawimadaasi raashinka ah waxaa goob joog ka ahaa badhasaabka Sool C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, maayarka Laascaanood C/raxiin Cali Ismaaciil, iyo masuuliyiin ka socday haayadda khayriga ah ee ALHUDDA.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments