War-saxaafadeed kazoo baxay komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa lagu sheegay maalinta kama danbaysta ee looga baahnaa qofka musharaxa ah ee shaqaalaha dawlada iyo ciidamada katirsan in uu soo gudbiyo warqada shaqo katagista

Sidoo kale komsihanka ayaa fariin udiray musharixiinta iyagoo sheegay in ay ku eegtahay 03/02/2021

HALKAN KAGA BOGO WARSAXFADEEDKA KASOO BAXAY KOMISHANKA DOORASHOOYINKA JSL;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *