HomeWararka“Jiritaanka Somaliland Marka Aan Runta Idiin Sheego, Berbera Ayaa Lafdhabar U Ah”Gudoomiye...

“Jiritaanka Somaliland Marka Aan Runta Idiin Sheego, Berbera Ayaa Lafdhabar U Ah”Gudoomiye Dr Gaboose

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ku jooga magaalada madaxda gobolka saaxil ayaa habeenkii xalay kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada reer berbera isagoo la dhacay qaabkii ay usoo dhaweeyay.

Sidoo kale Dr Gaboose ayaa ka hadlay halka ay beriberi kaga taalo Somaliland iyo muhiimada ay uleedahay dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berbera Caalamka waxay kaga taalaa meel cad oo aan wax mugdi ahi ku jirin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments