HomeWararkaHay’adda Al-raxma Al-khayriya oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiisay Deegaanka Fara-weyne

Hay’adda Al-raxma Al-khayriya oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiisay Deegaanka Fara-weyne

     Hay’adda khayriga ah ee Jimciyatul Al-raxma Al-khayriya ayaa waxaa ay deeq biyo dhaamis ah gaadhsiiyay deegaano ka mid ah degmada Fara-weyne.

Sheekh Cabdala Maxmed Ibraahim oo ah guddoomiyaha Jimciyatul Al-raxma Al-khayriya ayaa ka hadlay deeqdan ay ka hay’add ahaan soo gaadhsiiyeen deegaankaasi.

Waxanu u mahadnaqay dadka qurbo joogta ah ee ka soo jawaabay xaalada degmada Fara-weyne ka jirta.

Dhanka kale, Guddoomiyaha degmad Fara-weyne Maxamed Cabdi Gargaar ayaa soo dhaweeyay deeqdan ay ha’adda Jimciyatul Al-raxma Al-khayriya ay soo gaadhsiisay degmada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments