Masuuliyiinta iyo wariyeyaasha ka hawl gala telefishanadda madaxa banaan ee Somaliland ayaa Qaddo sharaf u sameeyay agaasimaha cusub ee TV-ga qaranka Somaliland.

Munaasibadda Qadadda ahayd oo maanta ka qabsoontay magaaladda Hargaysa ayay masuuliyiintaasi ku tilmaameen mid ay ku dhiiri gelinayaan agaasimaha ee telefishanka qaranka C/rasaaq Cismaan Maxamed.

Waxaanay wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ku bogaadiyeen magacaabista agaasimaha cusub.

Geesta kale agaasimaha cusub ee TV-ga qaranka Somalikand C/rasaaq Cismaan, ayaa masuuliyiintaasi iyo weriyeyaashaasi uga mahad celiyay Qaddo sharafta ay u sameeyeen.

DAAWO: HADALADII LAGA JEEDIYAY MUNAASIBADAASI:

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *