Hargeysa(Haldoor News):- Xildhibaan ka Tirsan golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay dhacdo naxdin leh oo ka dhacday magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafada Jigjiga yar.
xildhibaanku waxa uu sheegay in ninka ka mid ah dadka degan xaafadaasi uu isku dal-dalay noloshii oo ku adkaatay iyo ubadkiisa oo uu noloshooda kafayn kari waayey ka dib markii shaqo la,aani ku dhacday.
Hoos ka Daawo Muuqaal.
