Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee heerka koowaad iyo heerka labaad ee kooxaha caasimadda Hargaysa ayaa maanta ka furmay garoonka Hargeisa stadium.

Waxaana tartankaasi si rasmi ah u furay wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Boos Mirre Maxamed, agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo madaxda xidhiidhka ciyaaraha.

DAAWO: Warkaasi

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *