Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku qabatay shirku saabsan  xidhiidhka ka dhexeeya xaaladaha dhibaatadda deegaanka ee Somaliland iyo kuwa caalamka.

Kulankaasi oo daba socday kulamo hore loo soo qabtay ayaa waxaa furay agaasimaha guud ee wasaaraddda deegaanka Somaliland C/kariin Aadan Cadde.

 

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *