Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya.
Safiirka Denmark uga wakiilka ah Soomaaliya ayaa maalmahanba booqasho ku jooga Somaliland.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *