HomeWararkaHargaysa: 48 Arday Oo Ku Dhaawacmay Dhisme Dab Ka Kacay

Hargaysa: 48 Arday Oo Ku Dhaawacmay Dhisme Dab Ka Kacay

    Ilaa 48 arday ayay dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen kadib markii dhisme ay wax ku baranayeen uu Dab ka kacay magaaladda Hargaysa.

Dhismaha Dabku ka kacay ayaa ku yaalla meel u dhaw xabsiga dhexe ee magaaladda Hargaysa, halkaasoo xiliga Dabku ka kacay ay ardaydu wax ku baranayeen goobta.

Dabka ayaa la sheegay inuu ka kacay dabaqa hoose ee dhismahaasi oo ah Mederasad ay ardaydu wax ku bartaan, iyadoo xiligaasi ay ku jireen ku dhawaad 250 arday.

Sida uu sheegay taliyaha ciidamadda Dab-demiska Hargaysa oo ka warbixiyay qaabkii ay uga hawl-galeen deminta Dabkaasi.

Ardayda dhaawacantay ayaa la geeyay cusbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa, halkaasoo xaaladoodda caafimaad lagu dabiibayo.

Badhasaabka gobolka Maroodijeex iyo taliyaha ciidamadda Dab-demiska oo ka qayb qaatay bad-baadinta ardaydaasi ayaa ka warbixiyay dhacdadani.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments