Gudoomiyaha haayada caymiska qaranka Saleebaan bukhaari ayaa sheegay in ay iyagu dacwad ka gudbiyeen xoghayaha arimaha xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame oo manta looga yeedhay saldhiga dhexe ee haragysa

Gudoomiye bukhaari ayaa sheegay in dhame looga baahan yahay eedaha uu ujeediyay haayada caymiska qaranka hadii lagu helo uu isagu xilka banaynayo hadiii kale xoghayahe dhame sharciga la mariyo,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *