Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa uga digay bulshadda in ay ka feejignaadaan xanuunka Covid-19 oo soo laba kacleeyay.
Waxaanu faray bulshadda in ay ilaaliyaan waxyaabaha lagaga digtoonaan karro faafitaanka xanuunkaasi.
C/qani Maxamuud Jiidhe, oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxa kaloo uu xusay in isaga iyo wasiirro gobolka ku sugan ay shir ka yeeshay arrinta Coronavirus ee soo cusboonaatay.

DAAWO: Fariinta Badhasaabka Sool:

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *