HomeWararkaGUDDIGA DIIWANGELINTA URURADA SIYAASADDA SOMALILAND OO SOO SAARAY GO’AANNO HORLEH

GUDDIGA DIIWANGELINTA URURADA SIYAASADDA SOMALILAND OO SOO SAARAY GO’AANNO HORLEH

HARGEISA — (Haldoor News):-Guddiga diiwangalinta ururada siyaasada Somaliland ayaa soo saaray go’aanno ay wax kaga bedeleen habraacii ay ururadu u marayeen isu soo baxyada taageerayashaooda ee madax taabashada ah, iyadoo tirada dadka laga rabo ururada ee Gobolka Sool la dhimay.

Arrintan ayaa ururada qaarkood ka hadleen.

Warbixintan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments