HomeWararkaGolaha Wakiiladda oo Ansixiyay Ajandaha kal-fadhiga 1aad

Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay Ajandaha kal-fadhiga 1aad

    

Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta ansixiyay ajandaha kalfadhigoodda koowaad.

Fadhiga maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaasi ayaa xildhibaanadu waxay cod gacan taag ah ku ansixiyeen ajandaha kalfadhigoodda koowaad.

Kaasoo ay ku jiraan ka doodista iyo amsixinta xeerar iyo shuruuc kala duwan oo qaarkood ay hore u ansixiyeen golihii hore.

Balse ay dib ugu soo celiyeen golaha guurtidda oo xeerarka qaar kood ay sii maraan.

Xildhibaanadii fadhiga ka soo xaadiray ayaa ka dood dhiibtay ansixinta ajamdaha kalfadhigooda koowaad iyo sida muhiimadda loo kala siinayo ama loo kala horaysiinayo xeerarka hor yaalla.

DAAWO: Doodii Xildhibaanadda:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments