HomeWararkaFriday, May 20, 2022 “Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo...

Friday, May 20, 2022 “Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo Salka Ku Haysa Boogihii, Kumana Xalismayaan Cuna-qabatayn”Madaxwayne Xasan Sheekh.

Madaxwaynaha cusub ee dhawaan loo Doortay somaliya Xasan sheikh maxamuud oo waraysi lala Yeeshay wax lagaga waydiiyay mawqifkiisa siyaasadeed eek u Aadan Somaliland ayaa sheegay in marka laga tago Somaliland Somaliya inteeda kale ubaahan tahay midnimo iyo iskuwad Arinta Somaliland ay tahay mid ubaahan in sigaar ah loo eego Islamarkaana uu aaminsan yahay in aan la carqaladayn Waxkasta oo horumarka Somaliland la xidhiidha.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments