HomeWararkaDoonni Siday Qoxoonti Yemeniyiin ah Oo Ku Soo Xidhatay Dekadda Berbera

Doonni Siday Qoxoonti Yemeniyiin ah Oo Ku Soo Xidhatay Dekadda Berbera

    

Dooni siday dad qoxoonti magal geliyo doon ah oo ka soo carraray colaadaha dalka Yemen ayaa galabta ku soo xidhatay dekadda magaaladda Berbera.

Waxaana dadkaasi qoxoontiga ah markii ay Doonta ka soo degeen halkaasi ku qaabilay masuuliyiin ka socday haayadda arrimaha qoxoontiga iyo barokaceyaasha Somaliland iyo haayadda IOM.

Dadkaasi oo ay tiradoodu tahay 177 qof ayaa isugu jira dumar, caruur, rag iyo dad kaloo waayeel ah oo jilicsan, kuwaasoo ay tiro yaroo ka mid ah tahay Soomaali.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments