HomeWararkaDjibouti iyo Kenya oo cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Djibouti iyo Kenya oo cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Dawladaha Djibouti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si adag u cambaareeyey weeraradaas, sida uu Djibouti ka soo diray weriyaha VOA Ramadan Musa.


Dhanka kalana, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa Soomaaliya uga tacsiyeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii aragagixiso ee Sabtidi ka dhacay magaalada Muqdisho. Ruto ayaa ballanqaaday in dowladiisu ay Soomaaliya la garab taagantahay tageero buuxdo. Khadar Xareed ayaa warkan Naribo kasoo diray.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments