HomeWararkaDEG DEG :- Xisbiga Mucaaridka Somaliland oo ku dhawaaqay Go,aano Qodobaysan.

DEG DEG :- Xisbiga Mucaaridka Somaliland oo ku dhawaaqay Go,aano Qodobaysan.

Hargeysa (Haldoor News):- Maanta oo ay Taariikhdu tahay 13 Nov. 2022 ayaa waxaa si rasmiya u dhamaaday Muddo xileedkii Shanta sanno ahaa ee la doortay Madaxwaynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa.
Hadaba Xisbiyada Mucaaridka ee UCID iyo WADANI ayaa ku dhawaaqay go,aano ka dhan ah xukuumada oo ay sheegeen in uu wakhtigeedi dhamaaday.
Qodobada ay soo saareen waxaa ka mid ah 
1. Maanta laga bilaabo Muuse xukuumadiisa uma aqoonsin mid sharci ah .
2. Muuse Biixi Waxaanu u aqoon sanahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye iyo madaxwenihii hore
3. Xisbiyada mucaaridku ay aqoonsan yahiin Golaha Wakiilada , Maxkamada Sare , Golayasha Deeganka .
4. Shacabku ha diidaan waxii sharci darro ah
5. Waxaanu kaliya oo aanu ogol nahay 9 kii bilood ee farsamo ee Kominshanka doorashooyinku codsadey
la soco oo isha ku hay Haldoornews.com
Warkan oo muuqaal ah iyo Faahfaahintiisa
Hargeysa Office
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments