
Munaasibada lagu shaaciyay qiimaynta degmooyinka dalka ee uu ka socdo mashruuca maamul daadajinta ee GPLG ayaa waxaa shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi oo mudadii uu golaha deegaanka degmada gabiley hogaaminayay ku guulaystay in ay dawlada hoose ee gabiley hormuud unoqoto degmooyinka Somaliland .

Maayar Md. M-aamiin Cumar Cabdi Oo Madashii Lagu  lagu shaaciyay sida ay degmooyinka dalka ugu kala horeeyaan maamul daadajinta iyo dabaqida mashruuca GPLG oo ay wasaarada arimaha guduhu qabatay ayaa   Bandhigayey  Ayaa bogaadiyay shaqaalaha dawlada hoose ee gabiley iyo guud ahaan maamulka isagoo sheegay in ay tahay guul usoo hoyatay guud ahaan shacabka gobolka gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;



