HomeWararkaDAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Haayada Caymiska Oo Ay Waxka Badal...

DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Haayada Caymiska Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen.

ildhibaanada golaha guurtida somailand oo maalmihii udanbeeyay ka doodayay xeerka haayada caymiska qaranka oo hore usoo ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa manta ansixiyay xeerkan

Gudoomiyaha Golaha guurtida ayaa hore gudi dib u eegis ku samaysa iyo waxka badal usaaray xeerkan haayada caymisku.

Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa waxka badal iyo kaabis ku sameeyay xeerkan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments