Xildhibaan Wali Axmed Xaawo oo kamid ah xuldhibaanada golaha wakilada ee wakhtigoodu dhamaanayo ayaa sheegay in uu iska casilay  xubinimadii xisbiga wadani oo uu katirsanaa/

Sidoo kale xildhibaan awali ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta oo iskaga casilay xisbiga wadani xili doorashooyinkii dalku fooda inagu soo hayaan.

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *