HomeWararkaDAAWO;-Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlay Adeega Boosaha...

DAAWO;-Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlay Adeega Boosaha Ee Ganacsatada Dalka

asaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa kulan la yeelatay ganacsatada dalka kaasi oo ka qabsoomay rugta ganacsiga Somaliland oo ujeedadiisu ahayd sidii ganacsatadu u adeegsan lahayd adeega boosaha,

Waxaana muhiimada kulankani ka warbixiyy wsiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo xubno kamid ah masuuliyiinta rugta ganacsiga Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments