HomeWararkaDAAWO;-Waalidiinta Ardayda Dugsiga Nuuradiin Oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay Ka Dhacday Iskuulka

DAAWO;-Waalidiinta Ardayda Dugsiga Nuuradiin Oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay Ka Dhacday Iskuulka

HARGAYSA(W,N)-Gudida waalidiinta dugsiga sare ee nuuradiin ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ka dhacday iskuulka oo ay sameeyeen qaarkamid ah ardayda oo gadood sameeyay.

Sidoo kale waalidiinta ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo laga qaado cidkasta oo qayb ka qaadata fidma kasta oo lagu kicinayo ardayda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments