GABILEY(W,N)-Shirkada Oomaar company ayaa deeq mucaawimo Iskugu jirtay furaashyo iyo agab kale ugu deeqday dadka dhimirka ka buga eek u jira cisbitaalka magaalada gabiley Waxaana deeqdan kala wareegay maamulka cisbitaalka oo uga mahad celiyay taageerada ay marwalba ufidiyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *