Sheekh Xasan Deheeye oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa ka xaalada caasimada hargaysa ay ku sugan tahay iyo rajada bulshadu filayso ee maayarka cusub hormood ka uyahay.

Sidoo kale sheekh xasan deheeye ayaa xildhibaanada gobolka awal kasoo baxay ee golaha wakiilada ugu baaqay in ay umidoobaan danta dalka iyo a gobolka awdalba

Dhanka kale sheekh xasan ayaa sheegay in loo baahan yahay in la doorto cid dayar oo golaha waxa qaban karta balse aan bulshada loo xulin dadkii ilaa siyaad bare hortaagnaa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ktWVjUI-m5c

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *