HomeWararkaDAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Shaacinta Labada Musharax Shucayb Oo...

DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Shaacinta Labada Musharax Shucayb Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.

Munaasibad shaacin musharax shucayb maxamed muuse oo usharaxn golaha wakiilada somaliland ayaa ahayd mid si heersare loosoo agaasimay taasi oo aykasoo qaybgaleen waxgarad,dhalinyaro haweenka iyo qaybaha kale ee bulshadu.

Waxaana munaasibad hadalo ka jeediyay gudoomiye faysal cali waraabe iyo labada musharax ee loo qaybtay munaasibad iyo waxgarad kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments