HomeWararkaDAAWO;-Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Si Rasmi Ushaqaalaysiiyay Gabadh Yar Oo Haweenaydii Ay...

DAAWO;-Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Si Rasmi Ushaqaalaysiiyay Gabadh Yar Oo Haweenaydii Ay Ushaqaynaysay Tacadi Kula Kacday

Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan baanka iyo xubno ka socday wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada ayaa si rasmi ah ushaqaalaysiiyay gabadh yar oo dhawaan baraha bulshada lagu faafiyay iyadoo gabdhii ay ushaqaynaysay tacadi kula kacayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments