HomeWararkaDAAWO;-Dalada Sonsaf Oo War Kasoo Saartay Halista Xanuunka Covid19 Iyo Iswaafajinta Doorashooyinka

DAAWO;-Dalada Sonsaf Oo War Kasoo Saartay Halista Xanuunka Covid19 Iyo Iswaafajinta Doorashooyinka

Dalada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf ayaa ka hadashay haliska xanuunka coronavirus iyo sidii bulshada looga wacyi galin lahaa,

Sidoo kale dallada sonsaf ayaa komishanka doorashooyinka asxaabta siyaasada iyo musharixiinta ugu baaqay sidii loo ilaalin lahaa badqabka bulshada iyo hirgalinta doorashooyinka isku sidkan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments