Waxaana munaasibada qado sharafta ah oo nooceedu ku cusbaa casuumadaha loo fidiyay suldaanka ayaa waxa kasoo qaybgalay madaxdhameed tiro badan wasiiro, badhasaabka gobolka gabiley. maayarada gabiley iyo hargaysa iyo masuuliyiin kale

Hadhimo sharafeedan oo uu gadhwadeen ka ahaa Suldaanka Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ay weheliyaa suldaan maxamuud axmed sheikh,xildhibaan siciid cilmi rooble siyaasi cali dhagoole iyo xubno kale oo beesha subeer awal ah  ayaa madasha ka jeediyay kelmado soo dhawayn iyo duco ah .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *