HomeWararkaDAAWO;-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Ka Waramay Xadhigiisii Iyo Magacyada Dad Mudo...

DAAWO;-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Ka Waramay Xadhigiisii Iyo Magacyada Dad Mudo Bilaa Xukun Ugu Xidhan Saldhiga!

Sidoo kale abwaan siciid ayaa soo bandhigay magacyada dad mudo dheer ku xidhan xabsiga oo aan ilaa hada la horgayn maxkamada iyo kuwo sanad iyo dheeraad la xukumay

Dad uu abwaanku kula kulmay saldhigii uu xidhnaa ayaa badi uxidhan arimo dhul oo ay ka mid yihiin laba qof oo uxudhan dhul ay madaxwaynaha ku muransan yihiin dad shacab ah.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments