HomeWararkaD/Hoose Ee Berbera Oo Lacago Guddoonsiisay Dhalinyaro Ku Guulaystay Mashaariic

D/Hoose Ee Berbera Oo Lacago Guddoonsiisay Dhalinyaro Ku Guulaystay Mashaariic

    

Dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa maanta lacago guddoonsiiyay  dhalinyaro ku guuleystay mashaariic loogu  tallo galay horumarinta Kalluumaysiga.

Lacagtani  oo dhammayd 16,000 oo dollar ayaa lakala guddoonsiiya laba kooxood oo ka mid ah dhallinyaradii u soo tartantay mashaariicdaasi lagu horumarinaayo dhaqaalaha maxalliga ah ee degmada Berbera iyo horumarinta kalluumaysiga ee gobolka Saaxil.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments