HomeWararkaCusbitaalka Dhimirka Ee Laascaanood Oo Maanta La Dhagax Dhigay

Cusbitaalka Dhimirka Ee Laascaanood Oo Maanta La Dhagax Dhigay

    

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka ayaa maanta magaaladda Laascaanood ka dhagax dhigay cusbitaalka loogu tallo galay xanaanaynta iyo daryeelka dadka Dhimirka ka buka.

Dhagax dhiga cubsitaalka Dhimirka Laascaanood waxaa agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ku wehelinayay badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, isu-duwaha wasaaradda caafimaadka ee Sool.

Waxa kaloo halkaasi goob joog ka ahaa  agaasimaha cusbitaalka guud ee Laascaanood iyo maayarka cusub ee magaaladda Laascaanood.

Cusbitaalka Dhimirka  Laascaanood ee maanta la dhagax dhigay waxaa laga maalgelinayaa miisaaniyadda qaranka ee dawladda Somaliland.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments