HomeWararkaCusbitaalka Boorama Oo La Gaadhsiiyay Mishiinka Lagu Sifeeyo Kelyaha

Cusbitaalka Boorama Oo La Gaadhsiiyay Mishiinka Lagu Sifeeyo Kelyaha

Home  Latest 
    

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama ku wareejisay  mishiinka lagu sifeeyo Kelyaha oo ay wasaaradu soo iibisay.

Waxaana mishiinkaasi lagu wareejiyay agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama Dr. Aadan, oo sheegay in mishiinkaasi uu si dhakhso ah u hawl geli doono.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments