HomeWararkaCiidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Caasha Badhi Laga Dhoofinayay...

Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Caasha Badhi Laga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen.

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa faah faahin Ka bixiyay xayawaanka caasha badhida oo sharci daro ah dalka Lagaga dhoofinayay oo ciidanka laantasocdaalku ku qabteen Madaarka caasimada hargaysa.

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa ka hadlay dad ajaanib ah oo lagu qabtay dhoofinta xayawaanka caasha badhida ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments