|
Wararka
-
Jidka Isku Xidha Kalabaydh iyo Wajaale Oo Daadad Waxyeelo Gaadhsiiyeen
Roobab xoogan oo maalmahan ka da’ayay gobolka Gabiley ayaa waxyeelo soo gaadhsiiyay jidka isku xidha Kalabaydh iyo Wajaale.
Waxaanay roobabkaasi bur-buriyeen qaybo ka mid jidkaasi, iyadoo Laami ah ayaanay Daa...
Wednesday, April 28, 2021
-
Laascaanood: Ururka Kaalmee Kuwan Oo Raashin U Qaybiyay Danyar iyo Agoomo
Ururka Kaalmee Kuwan ayaa maanta magaaladda Laascaanood raashin ugu qaybinay 200, oo qoys oo isugu jiray Agoomo iyo danyar kale.
Qoysaskan danyarta ah iyo dadkan Agoonta ahaa waxaa soo xulay sida ay u kala mu...
Wednesday, April 28, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Barakicinta Shacabka Muqdisho iyo Damaca Farmaajo
Biixi iyo Farmaajo
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay xaaladdaha cakiran ee dhanka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, Barakicinta Shacabka Muqdisho iyo Damaca Farmaajo.
M...
Wednesday, April 28, 2021
-
Kenya Oo Somaliland Ka Taageeraysa Tira-koobka iyo Xog Ururinta
Home
Dawladaha Somaliland iyo Kiiniya, ayaa iska kaashanaya tira-koobka dadka iyo tababaradda kor loogu qaadayo aqoonta bulshadda.
Kadib markii kulan arrintaasi la xidhiidha ay wada yeesheen masuuliyi...
Wednesday, April 28, 2021
-
Roobab Ka Da’ay Saylac Oo Xanibay Gawaadhida Xamuulka iyo Shaqadii Kastamka
Roobab xoogan oo maalmahan ka da’ay deegaamo ka tirsan gobolka Selel ayaa xanibaad iyo dhibaato ku keenay shaqadii maamulka magaaladda iyo isku socodkii gaadiidka xamuulka sida.
Sida ay sheegayaan wararka nag...
Wednesday, April 28, 2021
-
Soomaaliya oo Markale Eedayn U Jeedisay Waddamada Kenya iyo Jabuuti
Soomaaliya, Jabuuti iyo Kenya
O Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmana Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa uu markale eedayn u jeediyay waddamada Kenya iyo Jabuuti.
W...
Saturday, April 24, 2021
-
Ciidanka Dab-Demiska Burco Oo Bad-baadiyay Ilmo Yar
Ciidanka Dab-demiska ee magaaladda Burco ayaa la sheegay in ay xalay soo bad-baadiyeen Ilmo yar oo Suuli ama Musqul ku dhacay.
Ilmahaasi yar ayaa markii uu Suuliga ku dhacay waxay qoyskiisu ku wargeliyeen ciida...
Saturday, April 24, 2021
-
Somaliland oo Lagu Amaanay Doorashooyinka Ay U Jihaysatay
Doorashooyinka Somaliland
Dalka Somaliland ayaa u jihaysatay dhinaca doorashooyinka, waxana ay 31-ka Bisha May ee sannadkan ka qabsoomaya doorashooyinkii u horreeyay ee isku sidkan ee Goleyaasha Wakiillada iyo ...
Saturday, April 24, 2021
-
Shirkadda Sagal Jet Oo Soo Bandhigtay Addeegyo Cusub
Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Sagaljet ayaa soo bandhigtay adeegyo cusub oo loogu tallo galay murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka.
Sidaasina waxaa lagu shaaciyay munaasibad lagu shaacinayay adeegyadan...
Saturday, April 24, 2021
-
Cabdiraxmaan Caynte oo Tilmaamay Inay Somaliland Ka Jirto Dimuqraadiyad Naadir Ka Ah Geeska Afrika
Cabdiraxmaan Caynte
Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte, ayaa majeertay dimuqraadiyadda iyo Horumarka ay Somaliland ku tisqaaday.
Cabdiraxmaan Caynte wuxuu sidaas ku shee...
Saturday, April 24, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|