|
Wararka
-
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Guddi U Saaray Ka Soo Tala-bixinta Qalalaasahii Muqdisho
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xalka gaadhista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Guddiga oo ka kooban 11 xubnood waxaa guddoonmiye u ah w...
Tuesday, May 4, 2021
-
Guddoomiyaha Guurtida oo Bulshada Ugu Baaqay Inay U Diyaar Garoobaan Ka Qayb-qaadashada Doorashooyinka
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa shacabka Somaliland u soo jeediyay in ay u diyaar garoobaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen doorashooyinka isku sidkan ee bishan May dabayaaqadeeda dalka ka qabs...
Tuesday, May 4, 2021
-
Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Xadhiga Murrashaxiinta Mucaaradka?
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horaysay waxaa uu ka hadlay xadhiga Murrashaxiinta xisbiyadda Mucaaridka.
Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in murrashaxiinta la xidhay aanay ku koobnayn uu...
Tuesday, May 4, 2021
-
Ku Dhowaad 5,000 oo Carruur iyo Waalidiintood oo Ku Kala Irdhoobay Colaadda Gobolka Tigray
Home Latest
Hay’adda gargaarka ka shaqaysa ee Save The Children, ayaa waxaa ay sheegtay in ku dhowaad 5,000 oo carruur iyo waalidiintood ay ku kala irdhoobeen colaadda ka taagan gobolka Tigray ee dalk...
Tuesday, May 4, 2021
-
Buurmadoow oo Ku Hanjabay Arrin Horseedi Doonta Geerida Midnimada Somaliland, Haddii Aan Xabsiga Laga Sii Dayn Gen. Doolaal
Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Doolaal oo bilihii u dambeeyay ku xidhan jeelka dhexe ee Hargeysa.
Jaamac Doolaal oo...
Tuesday, May 4, 2021
-
Soomaaliya: Midawga Murashaxiinta Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Farmaajo
Golaha Midawga Musharraxiinta Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu madaxweyne Farmaajo maamulka iyo amniga hawlaha doorashooyinka ugu wareejiyay raysal wasaare Rooble.
Kadib markii shalay uu madaxweyne ...
Monday, May 3, 2021
-
Munaasibad Loo Qabtay Murashaxiinta Haweenka ah Ee Beelaha La Hayb Sooco
Munaasibad lagu soo dhawaynayay Haweenka doorashooyinka uga tartamaya beelaha la hayb sooco ee Somaliland goleyaasha Wakiiladd iyo deegaanka ayaa lagu qabtay magaaladda Hargaysa.
Xafladaasi oo uu soo qaban...
Monday, May 3, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Dawladda UK
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Britain u fadhiya dalka Soomaaliya Ms. Kate Foster.
Safiirka oo maanta booqasho ku yimid Somaliland waxaa weh...
Monday, May 3, 2021
-
Wasaaradda Warfaafinta Oo Iska Difaacday Eeddo Uga Yimid Xisbiga Waddani
Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabtay eeddaymo xisbiga uga yimid xukuumadda tallada hasya iyo isla wasaaradda warfaafinta.
Eedahaasi oo uu dhawaan jeediyay xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa la...
Monday, May 3, 2021
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Ay Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera ka Hirgelisay Gudaha Magaalada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waaweyn oo ay dawladda Hoose ee degmada Berbera ka hirgelisay gudaha magaalada, kuwaas oo ay kamid yihiin dhismaha afar wadd...
Wednesday, April 28, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|