HOME
Wararka
Articles
Arimaha Diinta
Muuqaalo
Contact
About Us
Wararka
Wefti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Somaliland U Yimi Ka Qayb-Galka Xuska 18 May.
Xubno Ka Mid ah Golaha Wasiiradda Somaliland iyo Taliyaasha Ciidamada Somaliland Ayaa Madaarka Caasimada Hargeysa Ku Soo Dhaweeyay wafti Ka Socda Dalka Jabuuti. Waftigan Ka Socda Dalka Aynu Dariska Nahay Ee Jab...
Monday, May 17, 2021
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu soo dhamaystay safar isugu jiray qaafimaad iyo shaqo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa, kaas oo in muddo ah a...
Monday, May 17, 2021
Wasiirro Soo Kormeeray Dhismaha Jidka Laascaanood iyo Kalabaydh
Wasiirrada wasaarrada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka iyo hawlaha guud Guryeynta iyo dhulka Somaliland iyo badhasaabka Sool ayaa maanta kormeeray jidka isku xidha Laascaanood iyo Kalabaydh. Kormeerkaasi aya...
Monday, May 17, 2021
“Berbera corridor waxa uu ka qayb qaadanayaa is-dhex galka bulshadda Geeska Afirca iyo
Madaxa DP World u qaabilsan mashruuca Berbera Corridor, Mr. Angus Miller oo munaasibadda ka hadlay, ayaa caddeeyey inay ka go’an tahay dhammaystirka waddadan muhiimka, isaga oo intaas ku daray inay hawsha wadd...
Wednesday, May 5, 2021
Dowladda Qatar oo War Ka Soo Saartay Kulankii Ay La Yeesheen Madaxweynaha Somaliland
Dowladda Qatar ayaa ka hadashay socdaal uu Toddobaadkan uu yimid Somaliland ergayga Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar u qaabilsan ka hortagga Argagixisada iyo xal u helida Khilaafaadka Dr. Mutlaq bin Majed Al...
Wednesday, May 5, 2021
Wasaaradda Deegaanka Oo Xidhay Seeraha Ban-cawl Ee Togdheer
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay dib u xidhay seeraha Ban-cawl ee gobolka Togdheer. Xidhitaanka seeraha Ban-cawl ayaa looga dan leeyahay maadaama uu curtay ...
Wednesday, May 5, 2021
Heshiis Laga Gaadhay Ciidamadii Qalalaasaha Ku Yimid Muqdisho
Home Latest News Latest News Heshiis Laga Gaadhay Ciidamadii Qalalaasaha Ku Yimid Muqdisho By Wararka Maanta - May 5, 2021 0 509 Muqdisho (Hargeisa Press) – Waxaa galabta magaalada Muqdisho l...
Wednesday, May 5, 2021
Qaybtii Labaad Ee Shaqaale Ka Tirsan Dowladda oo Galay Imtixaankii Shaaqlaysiinta
Hay’adda shaqaalaha dowlada Somaliland, ayaa maanta imtixaan ka qaaday qaybtii labaad ee shaqaalaha dowlada, iyadoo imtixaankaasna looga fadhiistay dhammaan gobolada dalka. Waxaa imtixaankan magaaladda Hargey...
Wednesday, May 5, 2021
D/Hoose Ee Berbera Oo Lacago Guddoonsiisay Dhalinyaro Ku Guulaystay Mashaariic
Dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa maanta lacago guddoonsiiyay dhalinyaro ku guuleystay mashaariic loogu tallo galay horumarinta Kalluumaysiga. Lacagtani oo dhammayd 16,000 oo dollar ayaa lakala guddo...
Wednesday, May 5, 2021
Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-Dhigay Waddada Hargeysa BYPASS
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xidhaysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo dhan 22.5KM, taas oo dhinaca waqooyiga ka maraysa magaalada Harge...
Tuesday, May 4, 2021
« Previous Page
—
Next Page »
Wararka
Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo
Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Axkaamta Soonka Ramadaan Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Haaruun
Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami
More Wararka