Daawo: Waraysi Lala Yeeshay Aasaasaha Barnaamijka Walaal Ila Orod
Guddoomiyaha ama aasaasaha Walaal Ila Orod, ayaa ka warbixiyay sababaha ku dhaliyay inuu hal-abuurro barnaamijkaasi sida ay bulshaddu u aragto.
Barnaamijkaasi oo si weyn ay u soo dhaweeyeen guud ahaanba b...
Wednesday, June 9, 2021
Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Yeeshay C/kariin Axmed Mooge
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay xildhibaan C/kariin Axmed Mooge, oo dhawaan ku guulaystay doorashadii goleyaasha deegaanka ee caasimadda Hargaysa.
Kadib markii ay...
Wednesday, June 9, 2021
Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Isbaaheysiga Xisbiyada Mucaaradka
Labada xisbi mucaarad ee Somaliland ee Ucid iyo Waddani, ayaa maalintii labaad shir ku yeeshay magaalada Hargeysa.
Labada xisbi oo shalay ku dhawaaqay isbahaysi siyaasadeed, ayaa shirkoodu ku saabsan yahay...
Tuesday, June 8, 2021
Imaaraadka iyo Soomaaliya oo Heshiis is-afgarad Ah Kala Saxeexday
Home Latest
Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya, ayaa kala saxeexday heshiis is-afgarad ah oo ay iskaga kaashanaya ka hortaga dambiyada la xidhiidha dhaqaalaha iyo la dagaalanka maalgalinta argagixisada....
Natiijadda Hor Dhaca ah Ee Awdal iyo Togdheer Oo Lagu Dhawaaqay
Natiijadda hor dhaca ah xildhibaanadda guulaystay ee golaha Wakiiladda ee gobolka Awdal ayaa lagu dhawaaqay.
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee gobolka Awdal Faarax Ismaaciil Sidci, ayaana natiijadda hor dh...
Friday, June 4, 2021
Madaxweyne Cag Jar Oo Xadhiga Ka Jaray Dhaam Biyood
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta xadhiga ka jaray Biyo-xidheen ay xukuumadu ka hirgelisay degmadda Dhagax Madow ee gobolka Jarar.
Biy-xidheenkaasi oo dhererkiisu dhan yahay 75000, o...