Furitaanka Ururada: Ma Run Baa Ma Riyaa? Siyaasi Cali Guray.
Muddo yar ka hor doorashadii 31 May dalka ka qabsoontay Golaha Wakiilada ee 16ka sanadood fadhiyay waxay fadhigoodii Ugu dambeeyay ku soo gebo gabeeyaan nuqul qabyo-qoraal ah Oo Xeerka Furitaanka Ururada Siyaasadda ku saabsan. ...
Wednesday, June 16, 2021
Diyaaradaha Dagaalka Israel oo Duqeeyay Marinka Gaza
Milateriga Israel, ayaa sheegay in ay xalay madaafiic ku garaaceen bartilmaameedyo ay Gaza ku leeyihiin ururka Xamaas, weerarkaas oo ay ku sheegeen mid jawaab u ahaa buufinno holcayay oo ay Xamas u dirtay Koofurta Qudus....
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama oo La Dhaariyay
Maxkamadda gobolka Awdal, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u dhaarisay Xildhibaanada cusub ee golaha Deegaanka ee degmada Boorama.
Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Boorama oo ka kooban 13 Xi...
Wednesday, June 16, 2021
WFP Oo Baabuur Ku Wareejisay Haayadda NEDFOD Somaliland
Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa laba baabuur kala wareegtay haayadda WFP.
Waxaana gaadiidkaasi masuuliyiinta WFP kala wareegay guddoomiyaha haayadaasi Faysal Cali...
Wednesday, June 16, 2021
Dastuurka Somaliland oo Qodobo Laga Saaray
Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in Dastuurkii dalka Somaliland dayacan yahay oo ay jiraan qodobbo laga saaray, halkuu xusay inay jiraan qodobbo laga ...