Wejiga Labaad Ee Mashruuca Biyo Gelinta Jigjiga Oo La Daahfuray
Waxaa maanta magaaladda Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itooboya laga daahfuray wejiga labaad ee mashruuca biyo gelinta magaaladaasi.
Mashruucaasi oo ay ku baxayso lacag gaadhaysa 17 Milyan oo dol...
Sunday, June 27, 2021
Boorama: Booliska Oo Xidhay In Ka Badan 50 Dhalinyarro ah
Home Latest News
Latest News
Boorama: Booliska Oo Xidhay In Ka Badan 50
Boorama (HP): Ciidamadda booliska Somaliland ee gobolka Awdal ayaa maanta gelinkii danbe xidhay ilaa konton dhalinyaro ah.
Ku...
Sunday, June 27, 2021
Wasiirka Biyaha oo Digniin U Diray Xubno Ganacsato Ah
Wasiirka wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa iska difaacay eedaymo ay u soo jeediyeen qaar kamid ah dadka ku dhaqan Degaanka Geed Deeble ee duleedka magaaladda Hargeysa.
Wasiir Ma...
Thursday, June 24, 2021
mtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare oo La Soo Gabagabeeyay
Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland, ayaa waxaa ay maanta soo xidhay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare ee dalka.
Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland oo ay we...
17 Askari oo Kenyan Ah oo Ku Dhintay Diyaarad Soo Dhacday
Diyaarad ay leeyihiin Millateriga Kenya, ayaa maanta ku dhacday deegaanka Eremet ee Oltinga, Kajiado West, xili ay ku jirtay howl-gal tobabar, sida uu baahiyay Wargeyska The Standard.
Wargeyska, ayaa ku soo war...